BileTech
19/03/2026
Ciid Mubaarak! 🌙✨
BileTech waxay dhammaan macaamiisheeda qiimaha leh u rajaynaysaa Ciid farxad leh.
Allaha naga aqbalo soonkii iyo camalkii suubanaa.
Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaan — mar walba waan idiin heellan nahay. 🤝💙
08/03/2026
🎁 𝐅𝐔𝐑𝐒𝐀𝐃 𝐐𝐀𝐀𝐋𝐈 𝐀𝐇 𝐎𝐎 𝐁𝐢𝐥𝐞𝐓𝐞𝐜𝐡 𝐄𝐥𝐞𝐜𝐭𝐫𝐨𝐧𝐢𝐜𝐬 𝐊𝐔 𝐒𝐈𝐈𝐍𝐀𝐘𝐒𝐎!
Ku tijaabi nasiibkaaga nambarada 1–1000 kuna guuleyso hadiyad qaali ah! 🎉
Qof kasta wuu ka qeyb gali karaa – hal talaabo oo fudud ayaana kuu dhiman! 👇
📌 Sida looga qeyb galo:
1️⃣ Like saar page-ka BileTech Electronics 👍
2️⃣ Share garee post-gan si saaxiibadaa u arkaan 🔁
3️⃣ Comment ku qor hal nambar (1–1000) 🔢
4️⃣ ku Tag garee 2 saaxiib si ay iyaguna u helaan fursadda 🤝
🏆 Haddii nambarkaaga la doorto waxaad heli doontaa hadiyad gaar ah!
⏳ Ha seegin fursadan – dooro nambarkaaga hadda!
📞 Naga soo wac: 0610749494
📱 La soco hadiyadaha kale ee soo socda!
08/03/2026
📱 Mobile-kaaga Ciid sii! 🎉
Ma rabtaa in mobilkaaga uu u ekaado mid cusub oo qurux badan?
Hadda waa waqtigii aad cover cusub ugu labisi lahayd mobilkaaga si uu ugu diyaar garoobo Ciida! 🎁
✨ Covers tayo sare leh
🎨 Naqshado kala duwan oo qurux badan
🛡 Ilaalin iyo muuqaal casri ah
Ugu labis mobilkaaga BileTech Electronics!
📍 Afgooye, Somalia
📞 0610749494
Soo booqo maanta oo dooro cover-ka ugu quruxda badan ee ku haboon mobilkaaga 📲
07/03/2026
🎉 Hambalyo Ibnu Ali 🎉
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeyneynaa Ibnu Ali oo ku guuleystay jawaabta Su’aashii 3aad ee Su'aal iyo Abaalmarin.
💰 Abaalmarinta: $5
🧠 Jawaabta: Cabdullaahi binu Urayqit (عبد الله بن أريقط).
📍 Goobta: Afgooye, Somalia
📞 Contact: 0610749494
📩 https://wa.link/7aajf1
👏 Waxaan ku bogaadineynaa ka-qaybgalkiisa firfircoonida leh.
📢 kusoo biir page-keena fursaddaadana ha seegin!
Ka jawaab su’aalaha soo socda, kuna guuleyso abaalmarino qiimo leh.
06/03/2026
🌙 Barnaamijka Su'aalaha Ramadaanka🌙✨
📜 SHURUUDAHA:
1. Like saar Page-ka
2. Share garee post-gaan weliba si Public ah.
3. Soo qor jawaabta saxda ah.
4. Kamuuqo oo lafalgal Posti-yadi aan h**e ugu baahinay Page-kan.
5. U Mention garee 5 qof oo Asxaabtaada ah, si ay uga qayb galaan
⚠️ Fiiro gaar ah: Qofka ugu horreeya ee jawaabta saxa shuruudahana buuxiya ayaa ah guuleystaha rasmiga ah.
Soo booqo BileTech si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!
📍 Afgooye Somalia
📩 https://wa.link/7aajf1
06/03/2026
🎉 Hambalyo Maxamed Yare 🎉
Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeyneynaa Maxamed Yare oo ku guuleystay Guuleystaha Su’aashii 2aad ee Su'aal iyo Abaalmarin.
💰 Abaalmarinta: $5
🧠 Jawaabta: Alxaarith ibnu Cumeyr
📍 Goobta: Afgooye, Somalia
📞 Contact: 0610749494
📩 https://wa.link/7aajf1
👏 Waxaan ku bogaadineynaa ka-qaybgalkiisa firfircoonida leh.
📢 kusoo biir page-keena fursaddaadana ha seegin!
Ka jawaab su’aalaha soo socda, kuna guuleyso abaalmarino qiimo leh.
02/03/2026
Xusuusnow Alle meel kasta oo aad joogto.
Waxaan idin keennay Tusbaax Digital ah oo leh Muujiyaha Qiblada — Original oo casri ah.
✔ Tirinta dikriga si digital ah
✔ Muujinta jihada Qiblada
✔ Ku fudud in la qaato meel kasta
✔ Ku habboon isticmaal maalin kasta, gaar ahaan Ramadan
Naqshad qurux badan oo ku habboon rag iyo dumarba.
📍 Ka hel: BileTech Electronics – Afgoi
📞 Naga soo wac: 0610749494
💰 Qiimo jaban, tayo sare leh
02/03/2026
Waxaan idin keennay Saacadaha last model-ka ⌚🔥 ee rag & dumar
Tayo sare • Naqshad casri ah • Qiimo jaban
👉 Soo Booqo ama Farriin Noso Dir
📩 Wa.link/7aajf1
Soo booqo BileTech si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!
01/03/2026
Ku karso shaah ama qaxwo kulul daqiiqado gudahood! ☕
Kani waa RAF Electric Kettle — degdeg, ammaan, oo tayo sare leh.
Ku habboon guryaha, xafiisyada, iyo ganacsiyada.
📍 Ka hel: BileTech Electronics – Afgoi
📞 Naga soo wac: 0610749494
💰 Qiimo macquul ah, tayo la hubo
RAF Electric Kettle – fududee noloshaada maalin kasta.
01/03/2026
Barnaamijka Su'aalaha Ramadaanka
SHURUUDAHA:
1. Like saar Page-ka
2. Share garee post-gaan weliba si Public ah.
3. Soo qor jawaabta saxda ah.
4. Kamuuqo oo lafalgal Posti-yadi aan h**e ugu baahinay Page-kan.
5. U Mention garee 5 qof oo Asxaabtaada ah, si ay uga qayb galaan
Fiiro gaar ah:- Qofka ugu horreeya ee jawaabta saxa shuruudahana buuxiya ayaa ah guuleystaha rasmiga ah.
Soo booqo BileTech si aad u hesho qalabka ugu fiican ee elektroniga & teknoolojiyadda!
📍 Afgooye Somalia
📩 https://wa.link/7aajf1
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Afgooye
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 20:00 |
| Tuesday | 08:00 - 20:00 |
| Wednesday | 08:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Friday | 08:00 - 20:00 |
| Saturday | 08:00 - 20:00 |
| Sunday | 08:00 - 20:00 |