Somali Cyber Design
17/03/2026
2015, hackers ayaa si qarsoodi ah u galay shirkadda bangiyada ee Bangladesh Bank, waxayna isku dayeen inay xadaan ku dhawaad $1 bilyan iyagoo adeegsanaya nidaamka SWIFT.
Waxay si xeel dheer u diyaariyeen amarro lacag diris ah oo u ekaa kuwo sax ah. Inta badan lacagta waa la joojiyay, laakiin qiyaastii $81 million ayaa si guul leh loo xaday oo loo wareejiyay akoonno dibadda ah.
Khalad yar ayaa fashiliyey qayb ka mid ah weerarka—eray si khaldan loo qoray ayaa shaki geliyay bangi kale.
Weerarkan wuxuu muujiyay in xitaa hay’adaha waaweyn ay nugul yihiin haddii nidaamyada amniga aysan adkayn.
Adigu ma u malaynaysaa in akoonnadaada iyo xogtaada ay si dhab ah u ammaan yihiin?
06/03/2026
📢 ANNOUNCEMENT – SOMALI CYBER
Ma rabtaa inaad bilowdo safarkaaga Cybersecurity? 🔐💻
Somali Cyber waxay dhawaan bilaabi doontaa Cybersecurity Basics Course oo loogu talagalay qof kasta oo raba inuu fahmo aasaaska amniga internet-ka.
📚 Waxyaabaha aad baran doonto:
• Introduction to Cybersecurity
• Networking Basics
• Online Threats & Vulnerabilities
• Safe Internet Practices
⏳ Course-ka wuxuu socon doonaa muddo kooban, waxaana loogu talagalay beginners doonaya inay galaan dunida Cybersecurity.
🚀 Ha seegin fursaddan!
La soco boggayaga si aad u hesho faahfaahinta iyo taariikhda bilaabashada.
Macluumaad dheeraad ah kala xiriir:
Email: [email protected]
Tel: +252771655286
22/09/2025
Hambalyo Guys!
Waxaan gaarney 900 Followers on Instagram
Mahadsanid taageeradiina joogtada ah
#900
Klicka här för att få din sponsrade notering.
Telefon
Webbplats
Adress
Bro
1234