Horn Of Africa News

Horn Of Africa News

Share

15/01/2026

3-dan Dal ee islaamka ah oo u Awood sheegtay Mareykanka iyo Trump ✊.

Turkiga, Qatar iyo Sacuudi Carabiya ayaa door aad u weyn ka qaatay joojinta weerar uu Maraykanku qorsheynayay inuu ku qaado Iran xalay, sida ay sheegtay warbaahinta Kanaalka 14 ee kasoo baxa Israa’iil.

Saddexdan dal dhammaantood waxay si qeexan u diideen in xuduudka iyo dhulka Iiraan la fara-galiyo, waxayna Aqalka Cad ku wargeliyeen inaysan oggolaan doonin in ciidamada Maraykanku adeegsadaan hawadooda si weerar loogu qaado dhulka Iran.”

Maxaa iska beddalay Waddamadii Islaamka ee lagu xaman jiray iney reer Galbeedka u adeegaan?

Fandhaal Media Pro

15/01/2026

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 4.2 ayaa maanta ku dhuftay inta badan dhulka ay Israa’iil heysato, sida ay werisey warbaahinta Israa’iil.

15/01/2026

🥸

08/04/2022

Waxaan godobtiis harayn
Garaad leeduhuu ogyahay
Nin kaaga masuugay gole.

""ABWAAN GAARIYE"".

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Hyderabad?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address


Hyderabad