Deeq Aariyo

Deeq Aariyo

Partager

17/07/2026

🚨 History Maker Yuu Ali ✈️🌍

Macalinka Xulka Qaranka Soomaaliya Yusuf Ali Nuur Yuu Ali ayaa saacadaha soo socda gaari doona Finland, isagoo bilaabaya safar shaqo oo lagu xoojinayo Xulka Qaranka Soomaaliya.

Inta uu joogo Yurub, Yuu Ali wuxuu la kulmi doonaa isla markaana daawan doonaa ciyaartoy Soomaaliyeed oo ka ciyaara heerarka Kala duwan si loo qiimeeyo fursadahooda ay ugu biiri karaan xulka.

Wararka ayaa sheegaya in safarkiisu uu sidoo kale gaari karo Sweden, Norway, Denmark, Germany, Netherlands iyo Belgium, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciyaartoy Soomaaliyeed oo xirfadlayaal ah.

17/07/2026

Eber miyaa Eber miyaa Rajadii Heegan 😂🙆🏿‍♂️

17/07/2026

🚨 GOOOOOL! Otto Baarka oo sii dheereystay hoggaanka! 🔥

⏱️ 78’

Elman 0️⃣–2️⃣ Gaadiidka 💙⚽

Heeganeeska 🗣️Eber miyaa Eber miyaa Koobkii aan ilaashaneeyni Eber miyaa 😂😂😂sanad kaloo Malxiis ahaaaa 😂🙆🏿‍♂️

17/07/2026

🚨 GOOOOL!

🇹🇿 Tanzanian Striker Dickson ayaa shabaqa soo taabtay! ⚽🔥

⏱️ 55’

Elman 0️⃣–1️⃣ Gaadiidka 💙💪

Vous voulez que votre personnage public soit Personnage Public la plus cotée à Nevers ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Téléphone

Adresse

31 Rue Du Colonel Jeanpierre
Nevers
58000