Eng Hasan Mahamed

Eng Hasan Mahamed

Share

Photos from Eng Hasan Mahamed's post 28/05/2026

Jigjiga

08/04/2026
19/03/2026

Berri magaladeed ku ciidaysaa.?

18/03/2026

Waa aabe dhibaateysan ee fadlan u gargaar

Jigjiga: "Aabe ilma kooma ku jira wadadda la warreegaya."

Mukhtar Abdulahi Weerrar, waa Aabe ku barbaaray Degmada Qubbi. Isagoo 3 sanno jira ayaa la geeyay, wuxuse ka soo jeeda Degmada Shilaabo. Qubbi, wuxuu la barbaaray ree Abtigii. Aabahan wuxuu waddaa laba wiil oo Rajo ah, isaguna uu Aabe iyo Hooyo u yahay. Mid kamid ah ayaa dhawr sanno kooma ku jira. Dhalinyaro ree Qubbi, ayaa wacay. Waxay u sheegen in haayad Jigjiga ah ay ilmaha qaabilayso, isaguna uu soo qaado.

Jigjiga, markii uu yimid ee uu safar dheer soo galay waxba wuu waayay. Ilmihii oo kooma ku jira ayuu Kaaryone ku warreejinayaa. Haweennay ilmaha la haysay bawdada iyo misigta ayay ka jabtay oo waxay taalla Dhagaxle.

Isagoo meel Masjid ah hortaagan ayaa layla hadal siiyay. Wuxuu xitaa ii sheegay in habeen h**e cunto ugu dembeysay. 😭

Dad ree Qubbi, ah ayaan wacay. Waxay ka marrakaceen in odayga runtii tahay oo mudo sannado ah dhibaataysan yahay.

Lambarka Aabaha: 0940662010
Magaciisa: Mukhtar Abdullahi Weerar.

100 birna ha noqote wixii aad awoodo u dir, qoraalkan sii Share-garee- ajir qofka wax bixiya lamid ah ayaad heli doonta.

Telephone

Website