Faarax Cumar

Faarax Cumar

Share

15/03/2026

Waa Aabihii Qubbi ka yimid ee Magaalada Jigjiga ayay haayad joogta ee ilmaha keen la dhahay, isagoo dadkii u yeedhay aysan is helin, kaaryone ilmo kooma ku jirta la warreegaya ayaan maanta baahinay. Waa Aabe qofkii ilmaha la wadday xitaa laba meelod ka jabtay oo carruur rajo ah kaligii wadadda la taagan. Isagoo rafaadsan masaafo dheer oo uu soo galayna aan xitaa haysan wuxuu cunno ayaan baahinay.

Lambarkiisa xaddigii Ebirta ayaa ka gaadhay. Waxaa Ebir iyo Kafi, gaadhay 300,000 bir. Laakin, saacado kahor ayay ka buuxsantay oo 150K unbay midiiba qaada sharciga cusub.

Hada waa loo ballaadhiyay. Aabahan xaaladii ugu adkayd ayuu wajahayaa. Carruur Rajo ah, oo uu hooyo iyo Aabe u ahaa ayaa kooma kaga jira. Si dhakhtar wacan loo geeyo u kaca.

Lambarka Aabaha: 0940662010
Magaciisa: Mukhtar Abdullahi Weerar.

100 birna ha noqote wixii aad awoodo u dir, qoraalkan sii Share-garee- ajir qofka wax bixiya lamid ah ayaad heli doonta.

xigasho Voss Tv

Photos from Faarax Cumar's post 15/03/2026

Dalalka khaliijka ayaa markii u horreysay lagu warramayaa inay billaabeen wadahadallo la xiriira inay sameeyaan isbahaysi difaac oo wada-jir ah, ka dib markii ay u caddaatay Mareykanka inuusan difaaci karin oo ay dammaatay kalsoonidii ay ku qabeen dhammaanada amni ee Mareykanka , sida ay werisey Al Jazeera.

Salman Shaikh, oo ah fallanqeeyo fadhigiisu yahay Dooxa ayaa u sheegay Al Jazeera in dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil ay la galeen Iiraan uu ku qasbayo dalalka Khaliijka inay dib u qiimeeyaan doorka Mareykanka ee ahaa dammaanad-qaadaha ugu weyn ee amnigooda, waxaa kaloo uu sheegay in dagaalkani uu keenay su’aalo badan oo ka dhex taagan dalalka Golaha Iskaashiga Khaliijka (GCC), kuwaas oo la xiriira heerka ay gaarsiisan tahay ilaalinta amni ee Mareykanka ee gobolka.

Wuxuu yiri:

“Xaqiiqda fudud waxay tahay in Mareykanku uusan awoodin inuu si buuxda u ilaaliyo dalalka GCC.”

Isla waqtigaas, wuxuu sheegay in dalalka Khaliijku ay si joogto ah uga tashanayaan xaaladda oo ay wada hadal joogto ah leeyihiin iyagoo ka fikiraya tallaabooyinka xiga.

Wuxuu yiri:

“Iyagoo wada hadlaya waa inay ogaadaan in haddii aysan si midnimo ah u wada shaqeyn, ay suuragal tahay inay la kulmaan khataro badan oo kale.”

Shaikh wuxuu sidoo kale tilmaamay in hoggaamiyeyaasha Khaliijka ay ka wada hadlayaan sameynta isbahaysi amni oo gobolka ah, xitaa isbahaysi difaac oo u eg NATO.

11/03/2026

ITOOBIYA SHIDAALKA

Itoobiya waxaa wax ka badal aad u kooban lagu sameeyay qiimihii shidaalka. Keddib kor u kacii caalamka, Itoobiya oo Dowlad ahaan shidaalka kabta ayaa ku sameysay korodh kooban.
Naaftada waxaa ku biiray 10bir kaliya. Bensiinkana waxaa ku biiray 3bir.
Warqad xafiiska ganacsiga Itoobiya soo saaray ayaa lagu xusay qiimahan hoose.
Naafto. 139.84 bir
Benzin: 132.18 bir

Deeganka markii horeba qiimo midka Itoobiya ku laba jibaarma la siinnayay. Maalmahana waxaa jira korodh xad-dhaafa, iyadoo kaalmihii la xidhay. Wali xafiiska gannacsigu se xal k**a keennin.

11/03/2026

La jirka JTN TV – I just got recognized as one of their top fans!

10/03/2026

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Priyamudan Sheela, Khader Mustaphe Caabi, Rashed Khan, Devid Sofia, Pst Innocent H. Ajodoh, Sowdo Maxamed, Cismaan Adan

09/03/2026

La jirka Ahmed Sobaxay Page – Waxaan ku jiraa guulo isdaba joog ah! Waxaan taageere sare ahaa 5 bilood oo isku xiga. 🎉

04/03/2026
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Babaase
Jijiga
DOOLLO