Daily Post
Nebi Ciise cs, waa addoon Alle, waa ina Maryama, waana mucjiso.
Waa sabigii hadley, waa wiilkii Maryama
Bintu Cimraan, waana Nebigii loo soo dhiibey kitaabkii Injiil.
Nebi Ciise & Nebi Aadam, waa isugu mid Alle, oo waxaa Ruuxdooda uu Ilaaheey ka abuurey meel cidla' ah.
Akhristoow, u fiirso tusaalaha uu Alle na siiyey:
[إِنَّ مَثَلَ عِیسَىٰ عِندَ ٱللَّهِ كَمَثَلِ ءَادَمَۖ.]
صدق الله العظيم.
[Tusaalaha Ciise, Ilaaheey waa ula mid sida 'Nebi' Aadam oo kale. ]
Rabbi sw, waxaa uu raaciyey:
[خَلَقَهُۥ مِن تُرَابࣲ ثُمَّ قَالَ لَهُۥ كُن فَیَكُونُ.]
صدق الله العظيم.
[ oo waxaa uu Alle ka abuurey carro, markaasna uu yiri ahoow, waana uu ahaadey.]
Aayadda 59aad ee Aali-Cimraan.
Nebi Ciise cs, waxaa uu ku dhashey Falastiin, goobta la yiraa Beeytu Laxam oo 10 km koonfur kaga beegan magaalada barakeeysan ee Quddus.
Isla markaasna 73 km u jirta Gaza oo ah xeebta Mediterranean-ka.
Beeytu Laxam.👇🏽
Daa’uud Cumar
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jijiga
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
01/05/2025