Guudwayne99
aan walaalnimo
Iyo
uhaystaa
yahay wadkaygii iyo
idililaa
wad mooyee
kadhawroo
sidiisii
Waraabaha kaceliyaa
weerar iguyahay
waa wareegtoo
waa madaalee
wada sugaynaa
Ba'da gabay Xuseenow ragba baayocoo nacaye
Booskiisi niman baa ka raray loola bogay waaye
Inay beel ku caayaan rag buu oogu baxayaaye
Niman baaba ula bogay qabiil inay ku boobaane
Anse waa ka baab maanasadaan soo bandhigayaaye
K**a aag badalan meelahaad iiga barateene
Waxaa baahi wayn looga qabay baladadaydiiye
Somaligii baylahmaan wali u baaqaaye
Muslimkuna haduu baydkan garan k**a bakhayleene
Ha yeeshee afkeen kala badalan aniyo Baangaale
Adinkay banaantahy inaan idinku booqdaaye
Ku biskooda suugaantu waa bara-tilmaameede
Bilbilowgi nolashiyo markaan soo barbaarahayay
Markaan soo baraarugay caqlina eebe igu beerey
Bartamaha dalkaygi markaan bidixda tuuraayay
Qorshayaal intaab bilo waxaan hadafka buuraayay
Jahli waa balaayee waxaan barasho aadaaba
Waxaan buugag qaatoon ku rido boosro gooini aba
Badarkiyo qureecdoon bislaan waxan ka boodaaba
Baahida ya gaajada waxay igu bariistaanba
Baabuurta aan haadka baran ee is dhinac boodo
Markii i ay i baalmarahayaan waxaan is buusaaba
Booliiska xaafadaha ee ridayo beekaamaka
Inta ay isoo baacsadaan waxay i baaraanba
Anoo boorsadaydii watoo sii buskicinaaya
Burcadka iyo tuugadu aroor waxay i baadaanba.
Baaruud lasoo riday waxay iga dulboodaba
Anigoo bad qabo wuxu Ilaahay i bixiyaaba
Baareed intaan soo dib dhoco waxan baqaayaaba
Banaan saan u taagnaahy dugsiga waxaan ka baaqdaaba
Wixi la i budeeyoo garaac la iga badiyaaba
Boqolaal ula ah waxay gacmaha iga bisleeyaanba
Yonifoomka biyhiyo waxaan burush ku maydhaaba
Booskaygi goortaan tagoon qorayo buugaygi
Qalin aan ba'ayn waxay ardadu bash igu siiyaanba
Shaatigii baftada aha waxay bara u yeelaanba
Kabahayga buudka ah waxaan baalashayaba
Wixi aan baqoolaha wadada boor ka kicyaaba
Anoo daal bastay la ah waxaan buuda soo maraba
Busta iyo wixii aan boqnaha ciid ka bi'iyaaba
Kalahaada waa beri waxaan sii baxahayaaba
Wadadoo bacaad badan waxaan sii butugayaaba
Baabuur ma raacee waxaan cagaha biishaaba
Waxay buugagtii iga xadaan kuray balaay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jijiga
STREAM