Solution Web Tv

Solution Web Tv

Share

05/04/2022

Isku soo noqod wngsn daawadayaal
RAMADAN KARIM

Photos from Solution Web Tv's post 05/11/2021

Wilka waxaa laga celceliyay inuu gudaha xarunta usoo
galo ilaa markii dambe gabadha lagu yiri wiil ayaa
banaanka kuu taagan. Kadib markuu gabadha arkay wuu
suuxay

"Markuu suuxay gabadha mooto ayey la kortay. Aad ayey
u naxday, jilbaheeda ayuu jiifay muddo. Wey ku dul
fikirtay. ilaa markii dambe uu soo naaxo. Aad ayey isugu
ilmeeyeen iyagoo midba midka kale eedaya"

"Aniga ayaa gabadha Saaloonka u sameynaayay. Waan la
shekeystay waxyar. Waxey ii sheegtay in wiilka kala
hareen muddo kahor. Hadana ay dhowaan guursan rabto"

"Jaceylka waa halis. Dhalinyarada hadii jaceylka aan
daacad laga noqon dhibaato aan la fileyn ayuu qofka ku
keenayaa. Siiba dumarka aan dhihi lahaa inay wiilasha ay
jecel yihiin aysan qiyaamin"

Waa Dad Goobjoog u ahaa dhacdadii xalay ka dhacday
Mugdisho ee wiil Dhalinyaro ah, uu ku hor suuxay goob
dumarka lagu qurxiyo kadib markil uu ka warhelay in
saxibtiis guursaneyso.

Hadda Guurka gabadha waala hakiyay. Warar ayaana
sheegaya in gabadha aysan raali ka ahayn ninka ay
guursan lahayd oo qoyskeeda ayaa ku qasbayay.

Xigasho:

Want your business to be the top-listed Media Company in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Jijiga