Sacad cadosh

Sacad cadosh

Share

Ururka somalida dire dawe

26/08/2021

Maxad cusub UEFA champion League?????

Photos from Sacad cadosh's post 19/05/2021

Ilaahayoow Waxaan Kaa magan galay Jaajusnimo iyo in Qof Muslim Ah Oo wallkay Ah Si Wax Loogu Hello Loogu Shaqo Tago

War Ragoow La Idinma Moogee Dakana Yaraysta Ragbaa 3 Sano Reerahoodi Iyo guryahoodi Iyo ubadkoodi Iyo Dalkoodiba Oga Cararay Dakano Ay galeen iyo inay Isku hilmaameen maalmihii dhalanteedka Ahaa Ee Ay Xukunka Joogeen Ee

Messhan Mari maysid Iyo mudan maysid midna Lama
dhoho Waxaan Ogahay inaan Bari la Iska Yeelayn Waxaad maanta Samayso

Photos from Sacad cadosh's post 19/03/2021

DEG-DEG: Real Madrid Vs Liverpool & Isku Aadka 8 Dhamaadka & Semi-final-ka Champions League Oo La Soo Saaray.

 March 19, 2021 

Waxa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega 8 dhamaadka champions League xilli ciyaareedkan kadib markii la soo afjaray wareega 16-ka champions League.

Isku aadka ayay ka soo bexeen kulamo xiiso leh waliba si weyn loo sugi doon ciyaarista kulamadaas marka la gaadho wakhtigeeda.
Lugta 1-aad ee 8 dhamaadka ayaa la ciyaari donaa 6 bisha April iyo 7 bisha April ee soo socota halka lugta 2-aad la ciyaari doono lugta 2-aad 13 iyo 14 bisha April.

Sidoo kale waxa la sameeyay isku aadka Semi-final-ka waxana la ciyaari doonaa lugta 1-aad 27 Iyo 28 bisha April halka lugta 2-aad la ciyaari doono 4 iyo 5 bisha May.

Ugu dambayn Final-ka tartanka Champions League ayaa la ciyaari doonaa 29 bisha May kulan ka dhici doona garoonka Istanbul ee caanka ah ee Ataturk Stadium.
Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Isku

Aadka wareega 8 Dhamaadka champions League:

Man City Vs Bourssia Dortmund
Fc Porto Vs Chelsea
Bayern Munich Vs PSG
Real Madrid Vs Liverpool

Waxa sidoo kale la sameeyay isku aadka wareega Semi-final-ka tartanka:

Bayern Munich Vs PSG/ Man City Vs Borussia Dortmund

Real Madrid Vs Liverpool/ Fc Porto Vs Chelsea.

Want your business to be the top-listed Business in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Dire Dawa City
Addis Ababa