Aarka mudug
11/07/2024
Wiil dhalinyaro ah oo muddo dheer kadib soo ogaaday qabiilka saxda ah ee uu kasoo jeedo! Akhriso Qiso Murugo leh.
W/Q: Jacfaan Noofaan.
Waxaan go'aansaday inaan asxaabtayda lawadaago arimo badan oo ka dahsoon oo aniga i quseeya waa arin yaabkiisa wata waana ilhaano aniga la iga galay yaraantaydii , maadaama maalmahan aad aan soodhigayay qoraalo aan kumuujinayo in culays isoo foodsaaray dad badanna ay uqaateen inay dhibaato dhaqaale ihayso .
Hadaba marka koowaad waxaan idinka codsanayaa inaad HOOYADAY oo dhimatay iigu soo ducaysaan danbigeeda in ALLE dhaafo janadiina RABBI ku casuumo
Waxa qasab ah inaan arintan ka hadlo maadaama ay taabanayso aniga nasabadayda iyo abtirkayga iyo meesha aan kasoo jeedo oo sida loo fahansanyahay waxwayn kaqaldanyihiin
Sidoo kale waxan rabaa inaan tilmaamo si guud mar ah sida ay arintan ku dhacday iyo dadka arintaas kataliyey aniga oo aan cidna eedaynayn waayo waxa mudo idul hoganayey dhalan rog aniga la igu sameeyey si ulakac ah inkastoo dhamaantood aan cafiyey dadkii sidaas yeelay oo ay hooyaday macaan ugu horayso kun jeer ayaan markale kucelinayaa ilaahayna marqaati buu kayahay inaan cafiyey hooyo macaan waayo 9 bilood ayey caloosha igu siday naaskeeda ayaan soo nuugay silic iyo rafaad ayeyna igu soo korisay
Hase yeeshee waxa qasab ah inaan waxa jira sheego waayo anigu waxa aan ahay nin caan ah in badan oo bulshada kamid ahna ay taqaano sharaftiisana aysan fiicnayn wixii hada kadambeeya inaysan mugdi kujiri karin
Waayo h**e ayaa loo yiri wixii aad qarsato way ku qarsadaan
Hadaba xaqiiqda aan rabo inaan umada somaliyed lawadaago ayaa ah in wax badan ka qaldanaayeen qabiilka la ii yaqaanay
Aabahay iyo hooyaday waxay isku guursadeen koonfurta somalia waxyar ka hor 1990 intii aysan
Burburin dawladii dhexe guurkooda kadib waxay isu dhaleen labo caruur ah aniga iyo gabadh yaraanti ku saqiirtay burburkii dawladii somalia kadib hooyo iyo aabe waxay degenaayeen gobolka gedo gaar ahaan magaalooyinka garbahaaray iyo beled xaawo oo
10/08/2022
Dorashada kenya 🇰🇪
Kisumu Nin asagoo shukumaan kaliya wato safka doorashada soogalay oo sidaas ku codeeyay.
Wuxuu sheegay inuu dagdagsanaa oo asagoo suliga kujiro sxbkiis soowacay sidaasna kusoo baxay.
Xiliyda doorashada ee wadanka kenya waxaa dhaco waxyabo funny ah oo dadka kayabiyo
Dorashadii 2017 waxaa soo caanbaxay
“Ninkii Digirta”
Sawir ayaa laga qaaday asagoo safka kujira oo cunayo Digir, sawirkaas ayaa aad ugu faafay baraha bulshada.
Click here to claim your Sponsored Listing.