Dollo Addo Hospital Rasmi page
Dollo ado hospital is among the functional hospitals which are located in somali regional state and it is based in dollo ado woreda ,liban zone with catchment population of 700,000.
12/07/2026
Waxa manta Ol'olaha dhiig kudeeqis ah nooga kaqabsoomay magaalada Dollo Addo, waaxda Keyda dhiiga ee cusbitalka Dollo Addo
Mahadsanidiin
.
11/06/2026
Maanta waxaan laba(2 ) Automatic Genarator ah oo Backup loogu talagalay oo Qeeyb ka ah Solar projectiga aan UNHCR kasugeeynay kala wareegnay UNHCR
Insha Allah waxaan Rajeyneynaa in Solarkana muddo 2 todobaay gudahood aas nagu soo gaari doona.
We sincerely thank you, UNHCR, for their continued support.
26/05/2026
Dollo Addo Hospital mgnt. wishes you a joyful and blessed Eid! May your sacrifices be accepted, your prayers answered, and your days filled with peace, unity, and purpose. Eid Mubarak from the heart of knowledge, love and diversity!
15/04/2026
Kulankii Joogtada Ahaa ee Dib-u-habaynta nidaamka Shaqo iyo Xallinta Caqabadaha Shaqada (SBFR) ayaa ka qabsoomay Xafiska mareyaha ee Cusbitaalka Dollo Ado
Kulankan oo aay kasoo qaybgaleen maamulka iyo madax waaxeedada cusbitalka ayaa lagu eegayay warbixinta waxqabadka shaqo ee todobaadlaha ee cusbitaalka.
Ujeedada ugu weyn waa in bulshada usoo adeeg doonanaysa cusbitaalka ay hesho adeeg tayo sare leh.
Waxa kalon idin ogaysinayna dhamaan bulshada kudhaqan dollo Ado iyo nawaxigeeda in lagu sokordhiyay machinka Ultrasound ee qaybta (ANC) qaybta uur leeyda.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Addis Ababa