Latest News

Latest News

Share

04/08/2026

Madaxweyne Trump oo la hadlay warbaahinta PBS ayaa sheegay in joojinta duqeymaha Lubnaan aysan qeyb ka aheyn heshiiska xabbad joojinta. Waxa uu sheegay in kiiska Lubnaan uu yahay mid ka duwan kan Iiraan, islamarkaana uusan diidaneyn duqeymaha Israaiil ee Lubnaan. Mar la weydiiyay in farriintiisii hanjabaadda ahayd ee shalay uu cadaadis badan siiba Dimuqraadiga kala kulmay ayuu telfoonka ku demiyey gabdhii wareysaneysay, sida ay ku xustay farriin ay sio dhigtay X.

Follow Iyo Shere

04/07/2026

Kumannaan Iiraani ah ayaa isugu soo baxay magaalooyinka ay ku yaalaan xarumaha tamarta iyo nukliyeerka ee Mareykanka uu beegsan karo, xilli kaliya saacad iyo bar ay ka dhimantahay waqtiga uu Trump u qabtay Iiraan inay heshiis qaadato ama uu burburin doono xarumaha korontada Iiraan.

Thousands of Iranians have gathered in cities where energy and nuclear facilities are located that the United States could target, with just an hour and a half left before Trump gives Iran a deadline to accept a deal or he will destroy Iran's power plants.

Follow me And Shere

04/07/2026

Wadahadaladii waa burbureen, wadooyinkii dhexdhexaadinta iyo dibloomaasiyaduna waa go’yihiin.

UK waxaa ka soo duulay B-52 iyo bombers kale iyagoo ku sii jeeda bariga dhexe (RT)

Trump wali k**a laaban balantii uu ku qaaday in uu Iiraan ka burburin doono kaabayaasha dhaqaalaha sida korontada, saliida, gaaska, buundooyinka iyo biyaha.

Dadka reer Iiraan waxay dusha ka koreen buundooyinkii si aan loo duqayn ama hadii la duqeeyo ay ugu dhintaan. Sidoo kale warshadaha korontada ayey isku hareereeyeen.

Sidaas oo kale Iiraan waxay samaysatay list dheer oo ay sheegtay in ay buburin doonto. Waa kaabayaasha Carabta iyo Israaiil.

Safaarada Spain ee Qatar waxay muwaadiniinteeda u sheegtay in ay guryaha dhigtaan cunto, biyo iyo daawo maalmo hayn kara (Doha news).

Saliida (USOIL) waa $113. Maciishada shay walbana waa uu sii qaaliyoobayaa, dagaalkuna xilli uu dhamaan doono lama oga.

Allow sahal umuuraha.

The talks have collapsed, and the paths of mediation and diplomacy are cut off.

B-52s and other bombers have flown from the UK to the Middle East (RT)

Trump has not yet backed down from his promise to destroy Iran's economic infrastructure such as electricity, oil, gas, bridges and water.

Iranians have climbed bridges to avoid being bombed or they will die if they are bombed. They have also surrounded the electricity industry.

Iran has also made a long list of targets that it says it will destroy. These are Arab and Israeli infrastructure.

The Spanish embassy in Qatar has told its citizens to keep food, water and medicine at home for a few days (Doha news).

Oil (USOIL) is $113. Everything is becoming more expensive, and the war is not over yet.

May God make things easy for us.

Follow Me And Shere.🙏

04/07/2026

Xilli ugu yaraan siddeed bundo oo ku yaalla gudaha Iiraan ay burburisay Israa’iil, ayna jirto suragalnimo weerarro kale oo Mareykanka iyo Israa’iil ay ka fulin karaan gudaha Iiraan, waxaa bilowday isku soo baxyo kumannaan qof ay dhigayaan kuwaasoo ku sugan bundada istaraatijiga ah ee Ahvaz iyo goobaha tamarta iyo korontada, iyadoo tallaabadan ay u muuqato in looga hortagayo weerarro dhici karo. Weerar kasta oo goob dadweyne badan ku suganyihiin ka dhacana waxaa loo qaadanaya dil ka dhan ah dadka rayidka ah, sida uu baahiyay telefishinka dawladda Iiraan.

04/07/2026

Reuters kasoo xiganaya ilo sare oo Iiraani ah:

“Haddii Maraykanku beegsado xarumaha korontada ee Iiraan, gobolka oo dhan iyo Sacuudiga waxay geli doonaan mugdi buuxaReuters kasoo xiganaya ilo sare oo Iiraani ah:

“Haddii Maraykanku beegsado xarumaha korontada ee Iiraan, gobolka oo dhan iyo Sacuudiga waxay geli doonaan mugdi buuxa

Follow iyo Shere walaal 🙏

04/06/2026

HANJABAAD KULUL:

WSJ (Wall Street Journal): Trump ayaa sheegay asagoo aqalka cad jooga kana hadlaya iran "Dalka oo dhan hal habeen ayaan ku qabsan karnaa, Habeenkaasna waxaa macquula inuu Habeen dambe noqdo (Barri Habeenkeeda)"

Hebel afkiisa iyo dhagihiisu isma maqlaan ayaan maqli jiray, khubarada ayaa qaba wax awood ah oo mareykan u haray oo aan Bambada Halaagga aheyn (Nuclear bomb) ineysan jirin

MAXAAD IS LEEDAHAY MAXAA KALOO U KEYDSAN?

Follow Nasoo Dheh Walaal

Photos from Latest News's post 04/06/2026

Laba markab oo nooca waaweyn ee shidaalka qaado ah ee LNG oo Qatar leedahay ayaa bilaabay inay maraan Marin biyoodka Hormuz, kaddib markii ay ogolaansho ka heleen Iiraan.

Maraakiibta oo ku guda jira socdaalka biyaha badda ee marinka ayaa si lama filaan ah Iiraan ugu amartay labada markab ee shidaalka waday inay joojiyaa socdaalka, iyadoo Iiraan faah faahin dheeraad ah aysan ka bixin sababta ay u joojisay maraakiibta Qatar.

Marin biyoodka Hormuz ayaa weli u xiran Iiraan, waxaana marinka ku xanniban maraakiib badan, inkastoo ay jiraan dalal dhowr ah oo ay Iiraan u ogolaatay inay maraan halkaasi, kaddib wada-hadallo dhexmaray dalalka.

04/06/2026

Dawladda Sacuudiga ayaa lagu warramaya inay bilowday daad-gureynta kumannaanka shaqaalaha ah ee ka howlgalla aagga ganacsiga magaalada Riyadh ee KADF, oo ah meesha ay ku yaalaan bankiyada iyo xarumaha maaliyadeed ee Sacuudiga iyo shirkadaha caalamiga ah, goob loo arko wadnaha dhaqaalaha Sacuudiga, sabab la xiriirta cabsi laga qabo inay Iiraan gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerarto, sida ay maanta werisey Semafor.

Follow Iyo Shere

04/06/2026

Kusoo Dhawoow Latest News Media, Waxaad Ka Helaysaa Warar Sugan, Warbixino lyo Barnaamijyo Xiisaleh, Fadlan Nagusoo Biir

please Follow Nasoo dheh 🙏

05/16/2025

Please follow me

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address


Toronto, ON