Hassan Osman
24/05/2026
Remain modest and respectful, no matter how successful or strong you become.
We are the well-deserved EPL champions..
19/05/2026
Stay humble dude. 😂
13/05/2026
Hambalyo Gudigga Fulinta cusub ee Madasha MIDOWGA JAALIYADAHA GALMUDUG EE YURUB. Waxaan idiin rajaynaynaa guul, wadajir, iyo horumar aad u horseeddaan bulshada Galmudug ee Gudaha iyo Dibadda. Alle ha idinku asturo masuuliyadda culus ee aad u haysaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Galmudug.
Xubnaha Gudigga Fulinta:
1. Hassan Osman Sheikhnur
Gudoomiyaha Jaaliyadda Galmudug ee Holland, ahna Gudoomiyaha MIDOWGA JAALIYADAHA GALMUDUG EE YURUB.
2. Abdiwali Shire
Gudoomiye Ku-xigeenka MIDOWGA JAALIYADAHA GALMUDUG EE YURUB, ahna xubin ka tirsan guddiga fulinta Jaaliyadda Galmudug ee Switzerland.
3. Iqra Ahmed Gelle
Wakiilka Jaaliyadda Galmudug ee UK, ahna Gudoomiye Ku-xigeenka MIDOWGA JAALIYADAHA GALMUDUG EE YURUB.
4. Hussein Abukar (Bile)
Gudoomiyaha Jaaliyadda Galmudug ee Belgium, ahna Xoghayaha Guud iyo Maaliyadda MIDOWGA JAALIYADAHA GALMUDUG EE YURUB.
Waxaan idiin rajaynaynaa hoggaan hufan, midnimo, iyo waxqabad miro dhal u noqda dhammaan Jaaliyadaha Galmudug ee Yurub iyo shacabka reer Galmudug guud ahaan. Guul iyo gobannimo.
Klik hier om uitgelicht te worden.