Daahqaad Inc.
31/12/2019
Ciidanka Kumaandooska ee Danab ayaa Todoba Tuulo Ka Xoreeyay Kooxda jid iyo jaho-diidka ah ee Al-shabaab.
Guutada 16aad ee kumaandoosta Danab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa maanta gobalka shabeellaha Hoose ka fuliyay Howl-gal ballaaran oo qorshihiisu ahaa in argagaxisada looga xoreeyo deegaannada ay shacabka ku dhibaateeyaan.
Ciidanka kamaandoosta ayaa si buuxda argagaxisada uga xoreeyay Tuulooyinka Moradiinle, Buula Miskiin, Macallinka, Baladul Amiin, Raqayle, Sabriye iyo Buula Bashiir.
Taliyaha Guutada 16aad ee Danab G.le Ismaaciil ayaa sheegay in 20 kamid ah kooxda argagaxisada ah ee Alshabaab lagu dilay intii uu socday howlgalka shacabka looga dul qaadayo nabadiidka.
Taliye Ismaaciil ayaa caddeeyay inay sii wadayaal howl-gallada inta nabadiidka laga saarayo dhammaan deegaannada ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed
30/12/2019
Ciidan ka degay diyaarad iyo duqeymo Al-Shabaab ku beegsaday laba gobol Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. si aad u hesho wararkii ugu danbeeyey ee Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliyeed twitter link: https://...
29/12/2019
DEG DEG Kumaandoos Ka yaabiyey Caalamka oo Muqdisho Tababar loogu soo xiray, TurkSom & Gor-Gor 2019.
DEG DEG Kumaandoos Ka yaabiyey Caalamka oo Muqdisho Tababar loogu soo xiray, TurkSom & Gor-Gor 2019. DEG DEG Kumaandoos Ka yaabiyey Caalamka oo Muqdisho Tababar loogu soo xiray, TurkSom & Gor-Gor 2019. daahqaad daahqaad media today daahqaad media news today ...
28/12/2019
Kumaandoos aad u tababar oo Muqdisho kasoo degay, Abaabul Dagaal & Dhoola tus Milatary Libaaxyad Kumaandoos aad u tababar oo Muqdisho kasoo degay, Abaabul Dagaal & Dhoola tus Milatary Libaaxyad
Click here to claim your Sponsored Listing.