SAHID UPDI

SAHID UPDI

Compartilhar

14/12/2025

Taliye Liibaan, wuxuu u qalmay darajada General, wuxuuna boqolkiiba boqol ka qibrad iyo waayo-aragsan yahay kuwa saakay ku magacaaban taliyaasha ciidanka.

Intaan rag ka aqaanna ma jiro nin ka qibrad iyo geesimo badan oo da'daas ah.

Jeex-sagaaro(Odowaa)oo u arka Liibaan haddoow soo dallaco inoow booskiisa qaadanayo iyo kuwa dad u xiga oo xaasidnimo iyo tol naceeyb isku darsaday ayaa ku dhegan Liibaan.

Makeeey Yahuud maatihiin lahaayeen, sagaalkii ka fujiyey ayoow ahaay xilligii badbaado qaran.

Insha'allah Sanadkaan kursiga hop 139, ama General buuxa ama xil kasii weeyn ayaan u rajeeynayaa Taliye Liibaan Madaxweeyne.🫡

13/12/2025

Haddi aad wfi ahan laheyd password ka h**e ayan u heli laha🤣🫦

Quer que o seu figura pública seja a primeira Figura Pública em Luanda?
Clique aqui para solicitar o seu anúncio patrocinado.

Website

Endereço

SAHID UPDI SAID
Luanda
[email protected]